Warar uu helay Telefishanka caalamiga ah ee Saab TV, ayaa sheegay inay ciidamada ammaanka Jubbaland bilaabeen hawlo ay ku xoojinayaan nabadgeliyada Jubbaland, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Kismaayo.

Wararka ayaa sheegay in ujeedka hawlgalladani yihiin sidii loo xoojin lahaa, nabadgeliyada xilli ay Jubbaland isku diyaarinayso, sidii ay loogu qaban lahaa xafladda caleemo saarka madaxwayne Axmed Madoobe.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay adduunka, xilli kasta iyo xaalad kasta.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga