Dawladda Jarmalka ayaa joojisay in ay dalkaas galaan dadka aan qaadan tallaalka fayraska halista ah ee Covid-19, kaas oo imika mar kale ku fidaya dunida.

Raysalwasaaraha Jarmalka ayaa go’aankan sheegtay kadib la-tashiyo badan oo ay samaysay.

Dadka ayaa si khasab ah loo tallaali doonaa gudaha Jarmalka, iyadoo aan loo ogolaan doonin dadka aan is talaalil in ay dadka soo dhex galaan ama meelaha laga dukaamaysto tagaan.

Jarmalka ayaa ku biiraya dawlado kale oo Yurub ah oo tallaalka khasab ka dhigay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga