Dawladda Itoobiya ayaa xabsiyada u taxaabtay dad tiradooda lagu qiyaasay 1,000 qof iyadoo ka faa’iidaysanaysa xaaladdii degdega ahayd ee lagusoo rogay guud ahaan Itoobiya, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Qaramada Midoobay waxay ku warantay in dadkaas lagu xidhay magaalooyin kala duwan oo Itoobiya ah balse badi ay ahaayeen dad Tigray ah oo lagu bartilmaameedsaday isirkooda.

Dawladda Itoobiya ayaa hore u beenisay warbixinaha xadhiga tilmaamaya iyadoo dalkeeda kasaartay saraakiisha Qaramada Midoobay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga