Iskuulada, jaamacadaha, dhismayaasha laga shaqaynayo iyo waaxo kale ayaa la fasaxay magaalada Delhi ee caasimadda waddanka Hindiya,kadib markii hawadu ay wasakhawday.

Gaasta ay sii daynayaan warshaduhu, naqaska gawaadhida, dhas tiro badan iyo cimilada oo aan wanaagsanayn ayaa Delhi ka dhigay caasimadda ugu wasakhawga badan dunida dhanka hawada.

Waxa xusid mudan,in Hindiya ay ahayd dawladaha ka cagojiidayay in ay taageeraan qorshaha dunida e lagu dhimayo gaasta wasakhaysan ee haada lagusii daayo si waxlooga qabto arimaha is-bedelka cimilada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga