Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay wada hadalka u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia.

Eng. Faysal Cali Waraabe oo saxaafadda Hargeysa kula hadlay waxa uu deedifeeyay gudida uu madaxwyene Farmaajo u magacaabay wad hadalka Somaliland, isagoo ku tilmaamay ‘hadhaagii taliskii Siyaad Barre’

Dhawaan ayay ahayd markii ay xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo gudida ay u saartay wada hadalka Somaliland ay shaaciyeen in ay diyaar u yihiin wadaxaajood, balse ay sugayaan dhanka Somaliland.

Warka Faysal Cali Waraabe oo dhammaystiran goor dhow ka daawo SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga