War degdeg ah oo kasoo baxay golaha wasiirrada dalka Labnaan, ayaa lagu shaaciyay in golaha wasiiradda dalkaasi, ay go’aamiyeen, in xabsi guri lagu hayo masuuliyiinta dekedda Beirut, taasi oo uu dhacay qarax ay ku naf waayeen 78 qof, halka dhaawacu uu kor u dhaafay 4,000 oo ruux.

Go’aankan golaha wasiirrada dalkaasi ay soo saareen, ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay mid socon doona inta baadhistu socoto.

Ilo-wareedyo, ayaa sheegaya in tallabadani ay golaha wasiirradu si degdeg ah u qaateen.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga