Kulankii Khamiislaha Ahaa Ee Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya Oo Uu Shir Gudoominayay Raysul Wasaaraha Dalka Ayay Ku Meelmariyeen Heshiisyo Ay Dowladda Soomaaliya La Gashay Turkiga.

Shirka Markii Uu Soo Dhamaay Waxaa Qodobadii Lagaga Hadlay Warbaahinta U Akhriyay Ku Simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Ahna Wasiir Ku Xigeenka Wasaaraddaasi Mudane C/Raxmaan Iidaan Yoonis.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga