Shirka Wasiirada Urur Goboledka Igad Ayaa Maanta Lagu Wadaa In uu Ka Furmo Magaalada Nairobi Ee Caasimadda Dalka Kenya.

Shirka Ayaa Lagaga Hadli Doonaan Xaaladda Hal Milyan Oo Qaxooti Ah Oo Ku Nool Geeska Africa, Dib U Eegsita Qorshaha Horumarinta Barakacayaasha, Iyo Arrimo Kale.

Kenya Ayaa Iminka Martigelineysa Hal Milyan Iyo Laba Boqol Oo Kun Oo Qaxooti Ah, Waxaana Ay Fileysaa In Ay Uruuriso Lacag Dhan Laba Bilyan Oo Dollar, Taasi Oo Lagu Caawinayo Qaxootiga Labada Sanadood Ee Soo Socota.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga