Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xildhibaanada aqalka sare ku sheegay qaar sharci darro ku fadhiya.

Cumar Filish wuxuu tibaaxay in dhismaha aqalka sare uu sharci yahay, balse qaabka loosoo doortay xildhibaanadu uu sharciga baal marsanaa.

“Waxaay aheyd in wixii la dhisaayo oo awood qeybsi ah in 4.5 lagu qeybsado ama tirada Gobolada lagu qeybsado intaba lama sameyn, beel waxay qaadatay 8 midna 17, taas ayaa horta jirta marka beeshii 17 heysatay waxay rabtaa in ay difaacato oo aan laga qaadin waana cadaalad darro” ayuu yidhi Cumar Filish.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga