Budhcad hubaysan ayaa si khasab ah ku qaadatay boqolaal bushqadood oo ka kooban waraaqaha suuliyaasha la dhigo, kuwaas oo ku kacaya lacag dhan $130.

Arintan ayaa imanaysa xili ay gudaha Hong Kong ka jirto gabaabsi dhanka waraaqaha suuliga ah, kadib caabuqa coronovirus oo curyaamiyay hawlaha soo saaridda iyo isu socodka alaabta.

Ciidamada booliska ee waddanka Hong Kong ayaa sheegaya in ay gacanta kusoo dhigeen laba ka mid ah budhcadda wax dhacday iyadoo lagu raad-joogo ragga kalana.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga