Maamulka Hirshabeele ee dalka Soomaaliya ayaa dalbaday in la fasaxo kursiga Fahad Yaasiin oo gudida doorashada ay hakad galisay.

Gudida doorashada ayaa ku dhawaaqday in doorashada kursigaas dib loogu celinayo, arintaas oo muran badan abuurtay.

Hirshabeele wuxuu dalbaday in shuruud la’aan lagu fasaxo kursiga.

Maanta ayaa xildhibaanada baarlamanka inta la doortay lagu dhaarinayaa gudaha magaalada Muqdisho.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga