Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Igad Iyo Dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Uk Iyo Mareykanka Jaamacadda Carabta Ayaa Markale Walaac Ka Muujiyay Xaslooni-Daradda Siyaasadeed Ee Ka Jirta Somalia,

Beesha Calamka Ayaa Sheegay In Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Taagan Somalia Uu Halis Gelin Karo Horumarka Ay Dawladda Federaalka Somalia Gaadhay Mudooyinkii U Danbeeyay,

Beesha Caalamka Ayaa Dawladda Somalia Ugu Baaqday Inay Xushmeeyaan Xeerarka Iyo Dastuurka Dalka U Yaala,

Baaqa Beesha Caalamka Ayaa Kusoo Beegmaya Xili Ay Magaaladda Muqdisho Ay Maanta Ka Dhaceen Sadex Qarax Oo Gawaadhi Lagasoo Buuxiyay Kuwaasoo Ka Kala Dhacay, Jidka Garoonka Diyaaradaha Iyo Jidka Afgooye.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga