Tirada dhimashada ayaa sii kordhaysa gudaha dalka Maraykanka kadib toogasho wadareed ka dhacday Texas.

Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa maraysa 21 caruur ah iyo sidoo kale dhaawaca tiro kale oo aan illaa hadda la xaqiijin.

Toogashadan waxa gaystay wiil da’diisu tahay 18-jir oo ku noolaa agagaarka magaalada Uvalde ee gobolka Texas oo toogashadu ka dhacday. Booliska ayaa la rumaysan yahay in isagana ay xabbad ku dileen.

Maraykanka waxa caan ka ah toogasho wadareedka ay gaystaan dadka hubyasani iyadoo dadku hub badan haystaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga