Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay duullaan cusub ku qaadayso gudaha dalka Suuriya iyadoo madaxweyne Erdogan uu arintan ku dhawaaqay.

Erdogan wuxuu xusay in dawladdiisu ay abuurayso aag nabdoon uu ku yaala xadka koonfureed ee dalkiisa oo ah kan ay la wadaagaan Suuriya, halkaas oo illaa 30km ay gudaha u galayaan dalka Suuriya si ay u sugaan amniga xadkooda, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hore Turkigu wuxuu hawl galo milatari ugu qaaday gudaha dalka Suuriya iyadoo uu la dagaalamo ururo kala duwan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga