Deegaanada Puntland waxa Saaka Ardaydu ay U fadhiisatay Imtixaanaadkii.
Arrinta Xiisaha Leh ayaa Ka Dib Markii Faa’iso Axmed Khaalid Oo ka mid ah Ardayda Sanadkan Dhamaynaysa Dugsiga Sare Imtixaanaadkii Loogu Geeyay Gurigeedaa, Maadama ay Dhawaan Umushay.

 

Maaha Markii markii ugu Horeysay  ay Arrintan oo kale ka dhacdo Waxbarashada Deegaanada Soomaalida, Hasayeeshee Kuma Badna Waxaanay Inta Badan noqotaa Dhacdooyin Qariib ku ah Soomaalida.

Cudurka Saf Marka ah ee Covid 19 ayaa Saamayn ku yeeshay Nolosha Caadiga ah, sidaas oo kale u saameeyay Waxbarashada Oo uu Meelaha Qaarkood u dhac ku keenay Geedi socodkeedii in kasta Oo ay ardaydu casharadooda kala socdeen Qalabka Warbaahinta.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga