Caabuqu Coronavirus ayaa wali dunida ku fidaya qaybo badan oo ka mid ah, waxaana hadda uu gaadhay wadamo cusub oo Turkiga, iyo Bolivia ka mid tahay.

Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska ayaa laga helay xanuunka, waxanaa sii badanaya tirada kiisaska laga helayo dalkiisa.

Guud ahaa caalamka in ka badan 4000 oo qof ayaa caabuqa u dhintay illaa hadaa, waxaana qaaday 113,000 oo 46,000 oo ka kid ah cisbitaalada la dhigay.

Madaxda Midawga Yurub ayaa iskugu yimi shir degdeg ah oo ay kaga arinsanayaan xaaladda Corona oo walaac badan ku abuurtay dunida. Waxay ballanqaadeen in ay samayn doonaan wax kasta oo ay ku qaadato sidii xanuunka loo hakin lahaa faafitaankiisa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga