Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay beenisay in Itoobiya ay ka baxday saamigii 19% ahaa ee magaalada Berbera, wargeyska Geeska Afrika ee kasoo baxa magaalada Hargeysa ayuu wasiirka arimaha dibadda ee Somaliland u xaqiijiyay.

Wasiirka ayaa xusay in wax waliba uu yahay sidiisii hore oo aanay waxba isbedelin. Wararka ay saxaafaddu qoreyso ayuu ku sheegay qaar aanay waxba ka jirin oo been abuur ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga