Dad badan oo isticmaala baraha bulshada una badan dunida Muslimka ayuu soo jiitay sawir iyo muuqaalo laga duubay madaxweynaha Turkiga xili uu ku sugnaa magaalada London.

Erdogan ayaa ka qayb galayay casuumad ay boqorada Ingiriisku u samaysay madaxda wadamada NATO oo ku shirayay magaalada London.

Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa ka arkay isaga oo xaaskiisa oo xijaaban gacanta haysta isla markaana soo galaya xarunta qasriga boqortooyada. Erdogan wuxuu kasoo horjeedsaday qaar ka mid ah ajandayaasha ay wateen wadamada reer galbeedku.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga