Gudida qandaraasyada qaranka ee Somaliland ayaa shaacisay tartan loo gali doono 4 mashruuc oo loo fulin doono hay’adaha kala duwan iyo wasaaradaha dawladda.

Munaasibad lagu islaaminayay mashaariicdana ayaa ka dhacaday magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, waxaana kasoo qayb galay masuuliyiinta gudida qandaraasyada.

WARKAN GOOR DHOW KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga