Ururka SOYDAVO, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay, munaasabad ballaadhan oo ay ku soo bandhigeen mashaariicda ay Somaliland ka fuliyeen iyo shahaado ay ku guulaysteen.

Munaasabadda ururkan SOYDAVO, ayaa waxaa ka qayb galay, wasiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta Eng. Xuseen Ibraahin Buuni iyo xubno kamid ah ururrada bulshada ka shaqeeya iyo haayadda IOM.

Intii ay munaasabaddu socotay, waxaa lagu soo bandhigay muuqaal ka warramaya dadka qaxoontiga ah ee la siiyay maalgelinta gancasi.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga