Maxakamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa goordhawayd shaacisay in xayiraad lagusoo rogay dagalka wararka laga akhristo ee HadhwanaagNews.

Maxkamadda ayaa sheegtay in kadib markii ay qiimaysay dacwad ay usoo gudbiyeen ciidanka boolisku ay go’aan ku gaadhay in hawada laga saaro dagalkaas, illaa inta ay dacwadiisu ka dhamaanayso.

Halka ka eeg warqadda kasoo baxday maxkamadda

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga