80 sanno oo ay ka shaqaynaysay warbaahinta iyo filimada, Betty White way geeryootay iyadoo 99 jir ah.
Madaxwaynaha Maraykanka iyo dadka caanka ah, ayaa tacsi ka diray geerideeda, iyagoo ugu duceeyay in ilaahay jeclaado sida ay qoraalladooda u dhigeen.
Gabadhan ayaa tan iyo markii la sheegay geerideeda, waxaa baraha bulshada lagu baahinayay sawirrada muddo dheer oo ay katirsanayd bahda warbaahinta iyo madadaalada.
Saab TV, isha xogta laga helo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga