Dawladda Itoobiya ayaa dawlado dhawr ah oo Afrikaan ah kala noqotay heshiisyo ay hore ula gashay.

Maraykanka ayaa wadamada Mali, Itoobiya iyo Guine ka jaray ganacsiga xorta ah ee ka dhexeeyay iyadoo sabab uu uga dhigay afganbiyadii ka dhacay iyo Itoobiya oo uu ku eedeeyay in ay ku xad gudubtay xuquuqda aadanaha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga