Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi faarax (guri barwaaqo) ayaa sheegay in ay warqad ay ku cadeynayso in laanta afsomaliga ee bbc barnaamijyada iyo wararka ay ka baahiso arimaha somaliland iyo soomaaliya aanay ahayn kuwo dhexdhexaad ah.
Warqadani cabashada ayaa waxa loo gudbiyey Madaxa idaacada BBC Ee Qaaradda Afrika Solomon Mugera.