Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse bixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waaraabe, iyadoo u jeedada kulankuna waxa uu ku saabsanaa sidii Meel looga soo wada jeesan Danta Qarankani.

Kulankani oo qaatay Saacado ayaa ay sidoo kalena kawa hadleen sidoo loo dardar galin lahaa doorashooyinka golayaasha barlamanaka iyo deegaanka ee qabsoomi doonta sanadka 2019.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga