Shirkada DP World waxa ay horay heshiis ula gashay Maamulka Puntland, kasoo ahaa inay maamusho dekeda Boosaaso, mana jirto wax hadal ah oo ay dowladda federaalka iyo baarlamaanka federaalkaba kasoo Sareen.

dowladda Jabuuti ayaa iyana dhawaan joojisay heshiis ay horay ula gashay shirkadda DP WORLD.

 

Waxaa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Ee Muqdisho Cabaas Xuseen Muuse 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga