Maalin Kadib Markii Trump Uu Shaaciyay In Gabi Ahaanba Uu Ka Baxay Wadaxaajoodkii Uu La Yeelan Lahaa Kuuriyada Waqooyi Ayuu Maanta Markale Sheegay In Ay Suurogal Tahay In Wadaxaajoodkaasi Dib U Bilowdo.

Trump Ayaa Maalintii Jimcaha Sheegay In Wadaxaajoodkaas Oo La Qorsheeynayay In 12 June Uu Ka Furmo Singapore Ay Suuragal Tahay In Uu Dhaco, Kadib Markii Kuuriyada Waqooyi Ay Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Wadaxaajoodka Iyadda Oo Trump Uu Baajiyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga