Qarax Is Midaamin Ah Oo Ka Dhacay Dalka Liibiya Ayaa Waxaa Ku Dhintay Ugu Yaraan Toddoba Qof Waxaana Ku Dhaawacmey 20 Kale, Sida Ay Shegeen Saraakiil Caafimaad,

Sarkaal Maxalli Ah Ayaa Wakaaladda Wararka Ee AFP U Sheegay In Dadka Ku Dhintay Qaraxa U Badnaayeen Dad Rayid Ah.

Sawirrada Lagu Faafiyay Baraha Bulshadda Iyo Warbaahinta Ayaa Muujinaya Baabuurta, Dab-Damiska Iyo Dad Badan Oo Daawadayaal Ah Oo Qiimeynaya Xaddiga Dhaawaca.

Ma Jirto Koox Ilaa Hadda Sheegatay Mas’Uuliyadda Weerarka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga