Rwanda, Tansaaniya iyo Ugandha ayaa isku raacay in ay mamnuucaan dharka intooda badan laga keeno Maraykanka iyo UK, si ay u taageeraan wershadaha dharka tayada leh Soosaara Ee Qaarada Africa.

Waxay Rajeynayaan in Warshadaha Maxaliga ah Ee Africa ay Abuuri doonaan Shaqooyin Badan oo loo Baahan yahay ayna Kordhiyaan Dhoofinta Waxsoosaarka Qaraada Africa.

Saddexda Waddan ayaa Hadda la Kulmay Hanjabaadyo lagu Mamnuucayo ganacsiga Maraykanka oo Sheegaya in la Mamnuuco Heshiisyo ganacsi oo ay Hore Loo kala Saxiixday.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga