“Dadka reer Itoobiya uma baahna isbedel ilaaliye, waxay u baahan yihiin isbedel guud Oo dawladda ah – isbeddel firfircooni ah, isbedel Siyaasi ah,

Hailemariam, oo awooda Raysal Wasaare La Wareegay Kadib geerida Meles Zenawi sanadkii 2012-kii, wuxuu sheegay in uu sii ahaan doono ra’iisul-wasaaraha xilka haynaya illaa iyo inta la beddelayo.

Hadaba Oromada, oo ka dhigan in ka badan 34 boqolkiiba dadweynaha Reer itoopiya, waxay muddo dheer ka cabanayeen Cadaadis siyaasadeed iyo mid dhaqaale. dalabaadka xarumaha mudaaharaadayaasha ayaa ah mid loogu talogalay wakiil siyaasadeed oo heer qaran ah.

Khamiistii, guddiga dhexe ee Xisbiga OPDO Oo 81 xubnood ah ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee xisbiga, OPDO Ee Oramada

Heshiiska ayaa loo fasiray in macnaheedu yahay in Gudoomiyahaasi uu noqon doono musharaxa xisbiga ee ra’iisul-wasaaraha. U Taagan Ee Kasoo Jeeda Qoomiyada Oradamada

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga