nin Soomaali ah oo da’diisa lagu sheegay 31-Jir ayaa Weerar ka gaystay Magaaladda Melbourne ee dalka Austrelia, isagoo dhaawacay Saddex qof oo midkood geeriyooday.

ninkan ayaa weerarka ku qaaday dad Rayid ah oo ka tukaansanayey jidka Bourke ee magaaladda Melbourne, wuxuuna Markii danbe dagaal la galay Booliska oo markii danbe toogasho ku dilay.

Booliska dalka Australia ayaa sheegay in markii Horeba isha Lagu Hayey ninkan isagoo Ku Jiray liiska dadka Haliska ah, waxaana Lala xidhiidhi naayey in uu xidhiidh la leeyahay Kooxaha argagixisadda ee ka Jira Waqooyiga Africa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga