A team of doctors and nurses return a coronavirus patient to a room in the intensive care unit of Purpan Hospital. The hospital has been receiving patients with the coronavirus, COVID19, since the epidemic from China appeared in France and the country has been confined since 17 March 2020. A hundred or so carers take turns working permanently with contaminated hospital patients. 21 April 2020, Toulouse, France. Une equipe de medecins et d infirmieres procedent au retournenement d une patiente atteinte du Coronavirus dans une chambre dans le service de reanimation de l hopital Purpan. L hopital accueille des malades du coronavirus, COVID19, depuis que l epidemie venue de Chine a fait son apparition en France et que le pays est confinee depuis le 17 mars 2020. Une centaine de soignants se relayent en permanence aupres des patients hospitalises contamines. 21 avril 2020, Toulouse, France.NO USE FRANCE

Guud ahaan aduunka tirada dadka uu ku dhacay xanuunka Coronavirus, ayaa kor u dhaaftay 3.7 Milyan oo qof adduunka oo dhan.

Tirada dadka kasoo kabtay ayaa kor u dhaafaya 1.2 Milyan oo qof, halka dadka u geeryoodayna ay tiradoodu dhaaftay 264,000 oo ruux.

Pakistan waxay sheegtay inay khafiifin doonto xayiraadaha xanuunka Coronavirus maalinta Sabtida ah, halka boqortooyada Ingriiskuna ay shaacin doonto in kooban oo la qaadi doono xayiraadaha.

Boqortooyada Sucuudiga ayaa samaynaysa cutub ciidamo ah oo si gaar ah ugu qaabilsan kahortagga isku imaansha dadka, halka ay korodhay tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus dalka Holland amaba Netherlands.

Dawladda dalka Qatar, ayaa shaacisay inay heshay kiisas cusub oo kor u dhaafaya 918 kiis oo cusub.

Waddamada ugu horreeyay Coronavirus marka ay noqoto dhimashada iyo dadka uu ku dhacay ayaa kala ah dalalka, Maraykanka, Spain, Talyaaniga, Ingriiska, Ruushka iyo Faransiiska.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga