Raysul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa bartiisa Twiter ku sheegay in uu safar dalxiis u joogo dalka Hindiya.

 
Afartii maalmood ee la soo dhaafay safarkiisii ​​ugu horeeyay ayuu India ku Tagay ra’iisul wasaare, Trudeau wuxuu u safray Taj Mahal, oo 200km caasimad New Delhi kaga beegan dhanka bari, oo aw ku yaalo guriga Ra’iisul Wasaaraha India.

 
Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada India ayaa soo dhaweeyay ra’iisal wasaaraha Canada markii uu ku soo gaadhay New Delhi oo ay la socdeen xaaskiisa iyo saddexdiisa carruur ah.

 
Laakiin ra’iisal wasaaraha Hindiya, oo si qurux badan usoo dhaweeyay martidiisa, xitaa kuma faafin soo dhaweyntii Trudeau Baraha Bulshadu ku kulanto.

 
Qeybaha warbaahinta Hindiya ayaa amaanay sida cajiibka leh ee Ra’iisul Wasaaraha Hindiya usoo Dhaweeyay Dhigiisa Canada.

 
Si kastaba ha ahaatee,waa Markii u horaysay Ee Raysal Wasaaraha Canada uu Safar Dalxiis Ku Yimaado dalka Hindiya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga