Wararka Nagasoo Gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Gaadhi Booyad ah oo ay Wateen Ciidamada Amisom Goor Dhawayd Qarax Lagula eegtay  Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho.

Dad Degmadda ayaa sheegaya in Miino dhulka lagu aasay ay lagu bartilmaameedsaday gaadhi Booyad ah oo ay lahaayeen ciidamada AMISOM qaraxa kaddib Ciidamadda Amisom ayaa la sheegay in ay rasaas xoogan fureen ilaa hadana, lama oga khasaaraha ka dhashay rasaasta ay rideen ciidamada Amisom.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa..

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga