Siyaasi Cadami oo ayaan Daro Ku Tilmaamay Go’aanka ay Xukuumadu Ka Qaadatay Hay’adda (ILO)

Siyaasyi Cabdiraxmaan Cadami oo Hore usoo noqday Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Somaliland ayaa si adag ugasoo Horjeestay Go'aanka ay Xukuumadda Somaliland Dalkeeda Kaga Mamnuucday ururka...

Xuutiyiinta oo Weerar Ku Qaaday Garoon Diyaaradeed oo Sacuudiga Ku yaala.

Isbahaysiga Sucuudiga ee Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Xaqiijiyay in Arbacadda Maanta ay Mucaaradka Xuutiyiintu Weerar Ku Qaadeen  Garoonka Diyaaradaha Ee Koonfurta Sacuudi Carabiya. Turki...

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Pakistan oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Ciidamada amaanka ee dalka Pakitan ayaa xabsiga u taxaabay Madaxweynihii hore ee pakistan, iyadoo lagusoo eedeeyay falal la xidhiidha musuqmaasuq iyo wax isdabamarin intii...

Dawladda Kenya oo Xidhay Guud ahaan Xadka ay La Wadaagto Dalka Soomaaliya.

Dawladda kenya ayaa si ku meel gaadh ah u xidhay xadka ay la wadaagto dalka somalia. Kenya waxay xidhay xadka deegaanka lamu, iyadoo ay socdaan...

Nin Hurdo Ku Riyooday Oo Ka Soo Dhacay Dabaq Ku Yaala Muqdisho.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa Sheegaya in Nin da'diisu tahay afartanka jir uu xalay kasoo dhacay dhisme ku yaalla...

Daraasad Cusub oo Laga Sameeyey Farqiga u Dhexeeya Mushaharka Raga iyo Dumarka.

Daraasad Cusub oo La Sameeyay ayaa Lagu Sheegay in Sinnaanta Mushaharka Shaqaale-nimo ee Ragga iyo Dumarku ay aad u Kal Sareeyaan. Khidmadda Mushaharka Raga La...

Qatar oo Sheegtay in ay Faa’ido Badan Ka Hayso Go’doomintii La Saaray.

Muddo laba sanno ah ayaa maanta laga joogaa markii wadamada khaliijka carabtu ay go’doomin saareen dalka Qatar. Iyadoo imikana aanu jirin ifafaale muujinaya in...

ugu Yaraan 60-Ruux oo Ku Dhintay Laba Cisho Gudahood Dibadbaxyadda Ka Socda Suudaan.

Tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay hawl-galada ay wadaan ciidamada miltariga ee dalka sudan ayaa sii kordhaya. Mucaaridka sudan ayaa sheegay in ugu yaraan...

Mucaaradka Sudan oo Diiday Qorshe Ku-Meel-Gaadh ah oo ay Milaterigu Qaateen.

Milatariga talada haya ee dalka sudan ayaa dhamaan qaadacay heshiisyadii uu la galay isbahaysiga mucaaridka. isagoo si degdeg ah u go'aansaday doorasho xiligeeda lagasoo...

Badi Muslimiinta Dunida oo Maanta Oogaya Salaadda Ciidal Fitriga.

Dadka muslimiinta ah ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa u dabaal dagaya ciida fidriga kadib muddo 29 maalmood ah oo ay soo soomanaayeen. Iyadoo...

Isra’iil Oo Weeraro Ku Qaaday Fadhiisimo ay Leeyihiin Ciidamada Suuriya

Ciidamada cirka ee sirael ayaa weeraro ku qaaday fadhiisimo ay leeyihiin ciidamda milatariga ee dalka suuriya, kuna yaala koonfurta. Weerarka ayaana dhacay aroortii hore...

Shiinaha oo Maraykenka Dusha u Saaray Dagaalka Ganacsi ee u Dhexeeya.

Dawladda shiinaha ayaa maraykanka ku canaanatay in aanu rabin xal laga gaadho dagaalka ganacsi ee u dhexeeya labada dawladood, oo ah kuwa ugu dhaqaalaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Magaaladda Maka Kula Kulmay Dhaxal Sugaha Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo diiradda lagu saarayay iskaashiga, amniga iyo horumarka...

Liverpool ayaa ku wajaheysa Tottenham dhamaadka finalka Champions League.

Liverpool ayaa raadineysa inay ku guuleysato horyaalkeedii lixaad ee finalka UEFA Champions League taas oo ay garoonka Atlético Madrid caawa kula ciyaari doonaan Tottenham...

Kim Jong-un oo Khaarajiyey Ergaygii u Qaabilsanaa Wadda Xaajoodka Maraykenka.

Warbaahinta caalamka ayaa ku waramaysa in kim jong un, hogaamiyaha kuuriyada waqooyi uu qoorta ka jaray Ergeygii u qabilsanaa wada hadalada dalka maraykanka. kim york...

12-Ruux oo Ku Dhintay Toogasho Wadareed Ka Dhacday Xeebta Gobolka Virginia ee Dalka Maraykenka.

Ugu yaraan 12 qof ayaa lagu dilay halka dad intaa ka badanna lagu dhaawacay toogasho wadareed habeenimadii jimcaha ka dhacday xeebta koonfureed ee gobolka...

Diblomaasi Maraykenka ah oo Loo Magacaabay Danjiaraha QM ee Soomaaliya.

Wakiilkii Hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, oo sidoo kalena soo Noqday safiirka Washington u fadhiya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa loo xilsaaray in uu...

Muran Xoog leh oo Ka Dhex Taagan Madaxda ugu Saraysa Midowga Yurub.

Hogaamiyayaasha midawga yurub ayaa ku guul daraystay in ay ku heshiiyaan cidda qabnaysa jagooyinka ugu sareeya ee midawga, iyadoo madaxda imikuna ay xafiisyada banayn...

Shirkadda Hauwei oo Maxkamadaha Maraykanka Ka Codsatay In Ay Soo Dedejiyaan Dacwadda...

Saraakiisha shirkadda wayn ee shiinaha laga leeyahay ee hawei ayaa mar kale walaac xoogan ka mujiyay xanibaadda ay saartay dawladda maraykanku. Waxay madaxda dawladda...

Nin Si Mag-Dhaw Loo Siiyay 1.5-Milyan Ka Dib Markii Muddo 45 Sanno Ah Uu...

73  Jir u dhashay Dalka Maraykanka,ayaa kasoo laacay 45 Sanno oo xabsi ah,ka dib markii si khaldan Xabsiga loo dhigay sannadkii 1972-kii,iyada oo Xiligaas...