Muxuu Yahay Ujeedada Loo Duqaynayo Bariga Magaalda Quuta

Quuta Waxa Ay Ku Talaa Bariga Magaalada Dimishiq, Waxaana Ku Nool Dad Lagu Qiyaasay 400,000 Oo Ruux. Ka Hor Waxa Ku Noolaa Dad Gaadhaya...

Amisom Oo Ka Xajoonaysa Qorshaha Ay Ciidamadeeda Kaga Saarayso Somalia 2020

Saraakiil ka kala socda shan dal oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya ayaa ku sugan caasimadda Uganda, iyagoo ka wada xaajoonaya...

WEERARRO XOOGAN AYAA LAGUSOO QAADAY CAASIMADA BURKINA FASO

Weeraro isdabajoog ah ayaa lagasoo Sheegayaa caasimadda Burkina Faso, sida ay sheegeen masuuliyiinta Dawladu Ciidamada bilayska ayaa xaqiijiyay in weerarradu ay ka dhacayaan aag meel...

Dhalinyaro Somaliyeed Oo Ku Guulaystay Malaayiin Dollar Oo Maalgashi Ah

https://www.youtube.com/watch?v=8Ms04goUidE

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Maanta Kadhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

https://www.youtube.com/watch?v=k0MlzzibhYA

Xildhibaanada Maraykanka Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Yeman

Xildhibaano Ka Tirsan Xisbiyada Dimuqraadiga Iyo Jamhuuriga Ayaa Golaha U Gudbiyay Mooshin Xukuumadda Lagaga Dalbanayo Inay Joojiso Ka Mid Ahaanshaha Dagaalka Sucuudigu Ka Wado...

Jarmalka ayaa xaqiijiyay Cidii jebsatay kumbiyuutarrada dawladda

Xukuumadda Jarmalka ayaa xaqiijisay kadib baadhitaan ay ku samaysay internetka oo ay ka mid yihiin shabakadaha kombiyuutarada ee dawladda, sida ay sheegtay warbaahinta maxaliga...

Afar ka tirsan ciidamada Qaramada Midoobay oo lagu dilay Mali

Afar ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay ayaa la dilay, afar kalena waa la dhaawacay kadib markii ay la kacday Miino...

Amiirka Dalka Qatar Oo Martiqaad Ka Helay Doland Trump

Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday in Emir bin Hamad al Thani uu ka qayb gali doono kulan rasmi ah oo ka dhici doona Washington,...

Raysal Wasaare Ku Xigeeenka Somalia Oo Kulan La Qaatay Dawladaha Taageera Somalia

https://www.youtube.com/watch?v=bn4jt5WQr8I

Gudoomiyaasha Xisbiyada Mucaaradka Oo Ansixiyay Gudi Ay Dhawaan Soo Magacabeen

https://www.youtube.com/watch?v=dsVVpch0m98

Shil tareen oo Ka Dhacay Dalka Masar

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku Dhintay dalka Masar ka dib markii laba tareen ay isku dhaceen magaalada Beheira ee gobalka, sida ay  sheegtay...

Afgaanistaan ​​oo wada hadallo la leh Taliban

Madaxwaynaha Afqaanistaan ​​Ashraf Ghani ayaa u aqoonsaday Taliban in ay tahay koox siyaasadeed   isaga  oo  sheegay in uu horseedi doono wadahadallo loogu talagalay in...

Sucuudiga Ayaa Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Saraakiisha Ciidamada Milatariga

https://www.youtube.com/watch?v=pk2PyXPhqgk

Raysal Wasaaraha Dalka Sweden Oo Ka Badbaaday Shil Gaadhi

https://www.youtube.com/watch?v=OWb5rucdM-E

Dawlada Somaliya Iyo Amisom Oo Ka Hadlay Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Somaliya Oo Lagu...

https://www.youtube.com/watch?v=4VfSlCytwSI

Shacabka Reer Afgaanistaan Oo Kunool Cabsi Joogto Ah

Dadka Reer Afgaanistaan waxay ku noolyihiin dagaalo iyo xasillooni daro. Mid ka mid ah hanjabaadaha ugu weyn ee ay la kulmaan hadda waa dhul miino...

Maxkamadda Czech ayaa sii daysay Hogaamiyahii Kurdiyiinta Salih Muslim,

Maxkamad ku taal Jamuuriyada Czech ayaa sii deysay Salih Muslim, oo ah hoggaamiyihii hore ee Kurdiyiinta Suuriya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dalka...

Falastiin Oo 3000 askari U diraysa inay gacanta ku dhigaan Qaza

Hay'adda Falastiiniyiinta Liberation Organization ayaa ku baaqday in 3,000 oo askari oo bilays ah loo diro Magaalada Qaza, hoggaamiyaha sare ee PLO ayaa Warbaahinta...