Baarlamaanka dawladda Federaalka soomaaliya ayaa Kulan ay ku yeesheen magaalada muqdisho  bilawgiiba lasoo hordhigay ajandaha lagaga doodayo Shirkadda DP World ee laga leeyahay dawlada imaaradka Carabta.

Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya xasan cali khayre ayaa loo soo jeediyey In uu si degdeg ah xeerkan u gaadhsiiyo madaxda dawladda isutagga imaaradka carabta (UAE) kuna wargeliyo in ay ku kaceen falal culus oo xadgudub ku ah qanuunka caalamiga ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga