20,000 Oo Dad Rayid Ah Ayaa Ka Cararay Guryahooda Beriga Quuta

Tobanaan Kun Oo Rayid Ah Ayaa Ka Soo Cararay Dagaalada Suuriya Waxaana La aaminsan Yahay In Ay Ka Baxeen Hal Maalin Oo Kaliya,

Inta U Dhaxaysa 12,000 Illaa 13,000 Oo Qof Ayaa Lagu Soo Warramayaa In Ay Ka Baxsadeen Bariga Magaalada Dimishiq Bilhii Ugu Danbeeyay,

Sawirro Lagusoo Baahiyay Baraha Bulshada Ayaa Muujinaayay Haweenka Waayeelka Ah Oo Lagu Riixayo Kuraasta Curyaamiinta.

“Ma Jiraan Biyo, Daawo iyo Wax Sahay Ah Oo Ay Qataan Dadka Rayid Ahi.

Hay’Adaha Kormeerka Suuriya Ee Xuquuqda aadanaha Ayaa Sheegay In Dad Ka Badan 20,000 Oo Qof Ay Guryahooda Ka Tageen,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga