Wasiirka Arimaha Dibadda Dr Sacad Ali shire iyo masuuliyiintii Somaliland uga wakiilka ahaa heshiiskii saddexgeesoodka ahaa ee u dhaxeeyay DP World, Somaliland iyo Itoobiya

oo hortagay golaha wakiilada Somaliland ayaa warbixin ka bixey arimo la xidhiidha heshiiskan saddex geesoodka ah, dhulka raasiga iyo shirkadda maalgalineed (Somaliland Invesment Company)

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga