Dowladda Soomaaliya ayaa soo Dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro in deymaha looga cafiyo dalka, taasi oo muhiimad gaar ah u leh nabadda iyo horumarka Soomaaliya,maadaama ay hortaagan tahay arrintaasi taageeradii hay’adaha caalamiga ee dhaqaalaha adduunka.

Wariyaha SAAB TV: Najax aadan Cunaaye

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga