Dawladda Ruushka Ayaa Waddankeeda Ka Eriday 60 Diblumaasi.U Dhashay Dalka Maraykanka, Taasi Oo Jawaab U Ah, Ka Dib Markii Maraykanku Dalkiisa Ka Caydhiyay 60 Diblomaasi, .

Sidoo Kale Waddanka Ruushka Ayaa U Yeedhay Safiirkii Ka Joogay Maraykanka. Wasiirka Arrimaha Dibedda Ruushka, Sergie Lavrov Ayaa Sheegay In Uu Dalkiisu Qaadan Doono Go’aano La Mid Ah Kuwaa Ay Qaateen Dawladaha Reer Galbeedka Iyo Kuwa Ay Xulafada Yihiin.

Labaatan Dawladood Ayaa Eryay Diblomaasiyiin U Dhashay Ruushka, Iyaga Oo Garab Siinaya Ingiriiska.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga