Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Saaka Khudbad Uu Ka Jeedinaayay Munaasibadda Dabaal Dega Maalinta Qaranimadda Somaliland Ee 18 May Ayaa Kusoo Hadal Qaaday Dagaalka Saaka lagu soo qaaday Ciidamada Somaliland.

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ciidmadda Federaalka soomaaliya ay Sadexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay  Weerar Kusoo Qaadayeen Ciidamada Somaliland,

Madaxwaynaha Ayaa Sheegay In Dagaalka Saaka Ay Ka Fursan Wayeen In Ciidmadda Somaliland Ay Ka Jawaabaan Weerarka Lagusoo Qaaday,

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Ku Hanjabay In raga soo weeraray somaliland ay u dhigi doonaan  casharkii ay hore  ugu dhigeen Siyaad Bare.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga