Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Tababar Looguso Xidhaayay Cutubyo Kamida Ciidamada Asluubta Somalia Ayaa Sheegay In Maanta Somalia Ay Xaalad Adag Oo Dagaal Ku Jirto Isla Markaana Loo Baahanyahay In Ciidamada Asluubta Somalia Ay Isu Diyaariyaan Sidii Somalia Nabad U Naqon Lahayd,

Madaxwayne Farmaajo Ayaa Rajo Ka Muujiyay in ay Ururka Alshaabaab Ka Xorayn Donaan Somalia.

Sidoo Kale Madaxwaynaha Somalia Ayaa Sheegay In Ciidamada Asluubta Somalia Kaliya Ayna Ilaalin Maxaabiista Balse Ay Ka Qayb Qaadan Donaan Dagaalada Dib Loogu Xoraynaayo Somalia Kooxaha Nabadiidka Ah,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga