Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Ayaa Beddalay La Taliyihiisii Dhanka Ammaanka Qaranka Oo Noqonaya Kii Ugu Danbeeyey Saraakiil Sar Sare Oo Ka Mid Ha Maamulkiisa Oo Shaqada Ka Tegay Muddada 14kii Bilood Ee Uu Xilka Hayo Ah.

Habeenkii Khamiista Ayuu Bartiisa Tweeterka Kusoo Qorey Trump, In Jeneral Hr Mcmaster Uu Xilka Ku Wareejin Doono John Bolton Oo Ahaa Safiirkii Hore Ee Mareykanka Ee Qm Oo Haddana Ah Tv-Ga Fox New Falan Qeeye Siyasadeed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga