KODAK Digital Still Camera

Waa kulankii labaad ee xildhibaannada Aqalka sare Somalia Kaga Doodayaan Arinta Dekada Berbera

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa la filayaa inay sii wadi donaan doodda ku saabsan go’aanka laga gaadhayo Shirkadda DP World oo shalay ay isku khilafeen mudanayaashu.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sharci daro ku Sheegay dhammaan heshiisyadii ay shirkadda DP World la gashay somaliland, waxaana ay sheegeen in laga mamnuucay Dalka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga