Guddigii Golaha Aqalka Sare U Saaray Khilaafka Ka Dhex-Taagan Golaha Shacabka Somalia Ayaa Maanta Soo Saaray Baaqoodii Labaad Ee Xalinta Khilaafka Ka Dhex Taagan Golaha Shacabka Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Ay Lama Huraan Tahay In La Qabto Codeynta Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga