FILE PHOTO: Syrian Democratic Forces (SDF) fighters gather during an offensive against Islamic State militants in northern Raqqa province, Syria February 8, 2017. REUTERS/Rodi Said/File Photo

Dagaalyahanada Kurdiyiinta ayaa sheegay in ay gaadheen heshiis ay ku ogaanayaan ciidamada dowladda Suuriya in ay soo galaan Afrin si ay gacan uga geystaan ​​sidii loo soo celin lahaa qaybta waqooyi-galbeed ee magaalada.

 

 

Nuuri Maxamuud oo ah afhayeenka Ciidamada Difaaca, ayaa sheegay Maanta in ay ka baaqayaan in ciidamada Suuriya Kala Jabaan taas oo laga yaabo in ay cakiranto dagaalka ay kula jiraan ciidamada Turkiga ee Ku Sugan gobolka Afrin

 

 

Kooxaha mucaaradka ee Suuriya ayaa bilaabay hawlaglo lagu ilaalinaayo hawada iyo dhulka gobalka Afrin si ay uga hortagaan Ciidamada Turkiga Ee Qabsanaya xudduudda koonfureed.Ee Gobalka Afrin

 

 

waxaannu ugu baaqaynaa ciidanka Suuriya in ay ilaaliyaan Afrin, maxaa yeelay waxaan jeclaan lahayn inaan ilaalino Suuriya oo midaysan” ayuu Mahmoud u sheegay Telefishanka Al Jazeera Maanta.

 

 

beesha caalamku waxay sii wadi Doontaa inay wax ka qabato hoggaaminta Suuriya sida madaxweynaha.
ciidamadda dowladda Suuriya ayaa la filayaa inay yimaadaan laba maalmood gudahood.
Turkiga ayaa tixgelinaaaya Xisbiga Dimuqraadiga ah ee (PYD)

 

 

Ciidamada PKK ayaa ku dagaallantay tobanaan sano oo dagaal ah oo ka dhan ah dawladda Turkiga Dagaaladaas ayaa dilay Tobankun oo qof.

 

 

Taageerada Mareykanka ee xisbiga SDF ayaa ka cadheysiisay Turkiga waxayna abuurtay dhibaato diblomaasiyadeed oo ka dhex taagan labada xul ee NATO.

 

 

Horumarinta ugu dambeysa ayaa muujineysa khariidada dagaalka ee waqooyiga Suuriya, tiro badan oo ay ka mid yihiin xibiyada PYD / YPG, iyo dawladda Suuriya, kooxaha isbahaysiga, Turkiga, Maraykanka iyo Ruushka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga