Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Kamida Xoogaga Ugu Waawayn Mucaaradka Dawladda Uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Markale Weerar Culus Ku Qaaday Ciidmadda Sirdoonka Soomaaliya Ee NIZA

Siyaasiga Oo Todobaad Yadii Lasoo Dhaafay Ka Tagay Muqdisho Kadib Markii Lasoo Afjaray Dacwad Ka Taalay Maxkmada Racfaanka Gobalka Banaadir Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Baraha Bulshadda Ku Sheegay In 8 Kamida Askartii Weerarka Ku Qaaday Gurigiisa Bishii December 2017 Ay Dib Ugu Laabteen Kooxda Alshabaab,

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ayaa Eedayntan Culus U Dhaliishaday Xog Uu Ka Helay Ciidamo Ka Tirsan Niza

Soomaali Badan Oo Faallo Ka Bixiyay Eedayntan Culus Ee Ka Timid Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ayaa Siyaasiga Ku Dhaliilay Ololaha Culus Ee Uu Ku Hayo Ciidamada Sirdoonka Soomaaliya Ee NIZA

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga