Xabsigan oo ku yaala Dalka Cuba Ayaa Waxaa Ku Xidhan Dadka Loo Heysta Falalka Argagixisada La Xiriira Tan iyo Sanadkii 2002,DiiĀ  Xiligaas oo Weeraro Waaweyn Lagu Qaaday Dalka Maraykanka.

Madaxweyne Obama ayaa Sanadkii 2009-kii Saxiixay Amar Madaxweyne Oo Muddo Sanad GudihiiĀ  Lagu Xidhayo Xabsigan, Balse Xildhibaanada Ayaa Muddo 8 Sano ah Ka Hor Taagnaa in Talaabadaas Lagu Dhaqaaqo

Go’aanka Trump Ayaa Waxa Uu Tuurayaa go’aankii Madaxweyne Obama Ee ahaa in xabsigan Albaabada La’isugu Dhufto.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga