Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Markii Sadexaad Ansixiyey Xeerka Booliska.

Fadhiga Oo Furmi Lahaa 9:00 Kii Subaxnimo Ayaa Dib uga Soo Dhacay Waqtigii Waxaanu Gudoomiyaha Gollaha Wakiiladu Furay Kalfadhigaasi La Wada Sugayey 10:00 Subaxnimo. Dooda...

Hogaamiyeyaasha Dawladdaha Ethobia iyo Qatar oo ka Wadda Hadlay Xidhiidhka Labadda Dal

Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa khadka telefoonka xidhidh kula yeeshay Boqorka Waddanka Qadar Amir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani. Labada Hogaamiye ayaa ka...

Putin iyo Trump oo Ku Kulmaya Argentina.

Dawladda Marykanka Ayaa Aqbashay Kulan Dhex marayay Madaxweynayaasha Wadmada Ruushka Iyo Maraykanka Oo Ka Qabsoomaya Wadanka Argentina Maalinta Sabtida Ah Ee Soo Socota. Kulanka Ayaa...

Faysal Cali Waraabe oo dhaliilay Shirkaddaha Kootada Loogu Xidhay Ganacsiga Xorta ah

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Edeeyay Xukuumadihii Soo Maray Somaliland in ay Jabiyeen Dastuurka Isla Markaana Ganacsigii...

Trump oo Walaac ka Muujiyey Ka Bixitaanka ingiriiska ee Midowga Yurub.

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Heshiiska Therese May ee ka Bixitaanka Midawga Yurub ku Tilmaamay Mid aan u Fiicnayn ganacsiga Waddankiisu La Leeyhay...

Dagaalo Markale ka dhex Qarkay Soomaalidda iyo Oromadda

Magaalda Tuliguuleed oo Ku Taala Bariga Wadanka Itoobiya, Isla Markaana 30km u Jirta Magaalada Jigjiga ayay Markale Dib uga Qarxeen Dagaalo u dhaxeeya Qoomiyadaha...

Somaliland oo shir Maal-gashi ku Qabanaysa Dalka Kenya

Xafiiska Somaliland ku leedahay Magaaladda Nairobi ayaa Dalka Kenya ku Qabanaysa shirweyne caalamiya oo lagaga hadlaayo Ganacsiga iyo Maal-gashiga Somaliland. Shirkan ayaa waxaa ka qayb...

Maraykenka oo gebi ahaanba Joojiyay isku socodka Xadka ay La Wadaagaan Mexico.

Ciidamada Ilaalada Xuduudka ee Dalka Maraykanka ayaa gebi ahaanba Joojiyay isku socodka Xadka ay la Wadaagaan Dalka Mexico, iyaga oo Hakiyay Muhaajiriinta Tirada Badan...

Ciidamada Dalka Ruushka oo Qabsaday Maraakiib ay Leeyihiin Ciidamada Badda Ukraine.

Mudaharaado ayaa ka dhacay Magaalada Kiyeef ee Caasimada dalka ku yaala bariga yurub ee yukrayn kadib weerar ay Ciidamada Ruushku ku Qaadeen, saddex ka...

15-Dagaalyahan Al-Shabaab ah oo lagu dilay Hargeysa

15-kamid ah Ururka Alshabaab ayaa dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay duqeyn lala beegsaday Tuulada Hargeysa Yarey ee Gobalka Jubad...

Madaxwaynihii Hore ee Zimbabwe oo Xaaladiisa Caafimaad Laga Dayrinayo

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo 94 Jir Ah Ayaa Socodka Tahli Waayay Kadib Xanuun Lasoo Darsay Sida Uu Warbaahinta U Shegay...

Therese May Maku Guulaysan Doontaa Ka Bixitaan Midowga Yurub ee Waddanka Ingiriiska

Ra'iisal Wasaaraha Dalka Ingiriiska Therese May ayaa Maanta u Safraysa Magaalada Baraasalis ee Dalka Belgiumka oo La Filayo In Maalinta Barri ay isugu Yimaadaan...

Sacuudi Carabia,”Dhaxal-Suguhu wuxuu Haystaa kalsoonida Muwaadin Kasta oo Sucuudi ah,”

Wasiirka Arimaha Dibadaa ee Dawladda Sucuudiga, Caadil Aljubeyr Ayaa Difaacay Dhaxal sugaha Boqortooyada, Maxamed Binu Salmaan, Isagoo Dilkii Wariye Jamal Khashoggi Ku Tilmaamay Dhacdo...

Dagaal dib uga qarxay magaalada Xudayda

Dagaal ayaa Isniintii dib uga qarxay magaalada dekedda leh ee Yemen ee Xudayda xilli ay socdaan dadaallo ku wajahan sidii xabad joojin loo gaadhi...

Itoobiya oo ka Shaqaynaysa Heshiis dhex Mara Jabuuti iyo Eritrea.

Ra’iisal Wasaaraha dalka itoobiya abiy ahmed ayaa la kulmay Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele. Labada masuul ayaa ka Wadda Hadlay Sidii Loo Xoojin Lahaa...

Badhasaab Muddo Sideed Sanno ah Mushahar La’aan Ku Shaqaynayey.

Badhasaabka Gobalka Osun oo dhaca Koonfur galbeed dalka ku yaala galbeedka Qaaradda Afrika Ee Nigeria, Rauf Aregbesola ayaa sheegay in aanu Muddo Sideed Sanadood...

Khasaaraha ka dhashay dab lagu sheegay kii ugu Xumaa Tariikhda California

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Ayaa Booqday Waqooyiga Gobolka California Si uu usoo Indha-Indheeyo Dab Lagu Sheegay Kii ugu Dhimashada iyo Khasaaraha Badnaa Taariikhda California. Inkabadan 76...

Macquul ma tahay in Somalia Airline dib u howl gasho.

Tan iyo Sannadkii 1991-dii Xilligaasi oo ay Burburtay Dawladii dhaxe ee Soomaaliya waxaa Somalia ka Hana qaaday Shirkado Badan oo diyaaradeed Kuwaas oo gaar...

Somaliland ayaa soo dhawaysay Cunaqabatayntii Hubka ee Lagu Kordhiyey Somalia

War-saxaafadeed Kasoo Baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Ayay Xukuumadda Somaliland Kusoo Dhawaysay In Cunaqabataynta Hubka Ee Saaran Somalia La Kordhiyo. Dawladda Somaliland Waxay Soo Dhawaynaysaa...

Waaxda CIA-da Maraykenka oo Dilkii Khashoggi ku edeeyay Dhaxal sugaha Sacuudiga

Hay'adda sirdoonka dibadda ee dalka maraykanka ayaa badhitaanka kiiska wariye Khashoggi soo af-jartay maanta oo sabti ah. CIA-du waxay dhaxal sugaha Sacuudiga mohamed bin salmaan...